DAAWO: Jooqle Xaaladiisa Caafimaad Waa Sidee ? Sir Maxamuud.

0
Monday April 08, 2019 - 16:03:54 in News by
  • Visits: 4450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Jooqle Xaaladiisa Caafimaad Waa Sidee ? Sir Maxamuud.

    Fanaanka Sir Maxamuud Cumar Oo Ka Warbixiyey Booqasho Uu Ugu Tagay Fanaanka Joogle Oo Xanuusanaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanka Sir Maxamuud Cumar Oo Ka Warbixiyey Booqasho Uu Ugu Tagay Fanaanka Joogle Oo Xanuusanaya

Aniga iyo Xuseen Shire , waxaan u mahadcelineynaa Sir Maxamuud Cumar iyo xaskiisa, Nimco Cali, oo maanta Jooqle ku soo booqday goobta baxnaanada ee uu ku jiro oo ku taal duleedka London.




Sir Maxamuud walow uu ka mid yahay dadka fara-ku-tiriskaa gaar ahaan fanaaniinta ee sida joogtada ah Jooqle u soo booqan jiray labadii sano ee uu xanuunsanaa, hadana waxaa walaac galiyay qoraaladii tacsi beenta ahaa ee maalmihii la soo dhaafay lagu soo bandhigay baraha bulshada.


Sidaas darteed ayuu wuxuu go'aansaday in uu Jooqle indhihiisa ku soo arko Isaga oo ka hadlaya xaaladiisana muuqaalkaan ayaad ka arki doontaan.


Markale waxaan halkaan uga mahadcelineynaa ummadda Soomaaliyeed ee ka walaacday xanuunka Jooqle had iyo jeerna u soo duceeya.




Loading...
Loading...