WAR DEGDEG AH: Madaxwayne Muuse Biixi Oo Xalay Koomo Galay

0
Saturday May 02, 2020 - 14:09:09 in News by Super Admin
  • Visits: 17099
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    WAR DEGDEG AH: Madaxwayne Muuse Biixi Oo Xalay Koomo Galay

    Maadaama ay tahay bil ramadaan Madaxwaynaha Shacabkiisu ha Usoo duceeyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maadaama ay tahay bil ramadaan Madaxwaynaha Shacabkiisu ha Usoo duceeyeen.


Hargaysa (HWN) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa habeennimadii xalay ahayd madaxtooyada ku miyirbeelay taasoo loo malaynayo in uu ku dhacay xanuunka Faaliga (Stroke).

 

Waxaanay wararku intaasi ku darayaan in xaaladiisu aad uliidato, sida ay Hadhwanaagnews u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland, kuwaas oo ka gaabsaday in la xuso maga cooga.

 

Dhinca kale waxa soo baxaya in Muuse Biixi maanta oo sabti ah loo qaadi doono Jabuuti ama Itoobiya.

Masuuliyiinta sar sare ee ka agdhaw Madaxwayne Muuse Biixi ayaa Hadhwanaagnews u xaqiijiyay in uu haatan Madaxwaynuhu ku neef sanayo qalabka ogsajiinta

 

Maadaama ay tahay bil ramadaan Madaxwaynaha Shacabkiisu ha Usoo duceeyeen.



Wixii warar ah ee ka soo kordha kala Soco Wararkayaga Dambe.

Loading...
Loading...