Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Iyo Maansadiisii U Baratama Khayrka.

0
Saturday May 02, 2020 - 11:22:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 972
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Iyo Maansadiisii U Baratama Khayrka.

    Waa maanso yar oo ka hadlasa khayrja bisha ramadaan dhugasho wacan ramadan mubarak

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa maanso yar oo ka hadlasa khayrja bisha ramadaan dhugasho wacan ramadan mubarak

Bill haddii la sheego,
Waa Tii ugu bilnaydoo,
Ugu barako waynayd.
Ruuxii bushaaradiyo
Bidhaantiisa wataa
Ku beegmaaya gabigii
Baxsantii jannada"ee,
Ugu billicda roonayd.
Bashar kii dadaalayoo,
U baratamaaya khayrkee
Baaqyada ilaahiyo,
Eedaankiisa baxaya,
Ku baraarugaayoo
Wakhtigiisa badkiis
Baryada ilaahiyo,
Baaxada qur'aankiyo
Bayjajkii ku qaybayaa
Baxsantii jannadiyo
Bartankeeda dagayee
Boqoroow na garrakiis


Hamse riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...