Madaxweyne Muse Biixi Hadduu Dhaqankan Kusii Socdo Mustaqbalka Somaliland Siduu U Ekeen doonaa.

0
Friday May 01, 2020 - 12:26:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muse Biixi Hadduu Dhaqankan Kusii Socdo Mustaqbalka Somaliland Siduu U Ekeen doonaa.

    Kulmiyihii hore ee Xukuumaddii uu Madaxweyne Siilaanyo ka xannuunsaday dhibaatada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulmiyihii hore ee Xukuumaddii uu Madaxweyne Siilaanyo ka xannuunsaday dhibaatada

ugu weyn ee Soo martay  waxay ahayd  dagaalkii  Maatida lagu xasuuqay Kalshaale oo muddo kooban socotay dad badanina ku leedeen ciidankii Xukuumaddii Siilaanyo ujeedada laga lahaa halkan kaga waramimaayo . Waxaa kaloo ay ahayd dhibaatada ku habsatay  Xukuumaddii  Siilaanyo ka xannuunsady hanti guud boob, Musuqmaaqsan baahsan oon qarsoonayn oo dhul iyo maalba la leexsanjiray wixii wadanku wada lahaa xagga xawaalaha na marijireen oo wax qarsoodiyi jirin oo maantana la wada ogsoonyey Xoolihii ummadda meelahay kala yaallaan iyo  jeebadaha ay ku kala  jiraan.



Waxaa kaloo  waqtigii Xukuumaddii Siilaanyo ka xannuunsady dhaxay1qq wareegay Dekeddii  Berbera oo sifo  distoorka ka baxsan loogu gacangeliyey dhiigya cabyada Imaardka dadkii gobolka Saaxil Ku noolaana  ee WAXMA garatada ahaa lagu mashquuliyo sed kala bursi sandareero ah  oo haddaan tusaale cad idiinsoo HORDHIGO labada reer ee Berbera wada dega ee  timaha la ISUGU XIDHAY waana loo kala sed buriyey si Ciise Muse looga mashquuliyo Dekedda la iibinayo. Haddaan  soo qaato ( figures) dhabta sida Berbera wax uga jiraan meel walba oo Xukuumadda Kulmiye ka talisaana waa la mid. SHAQAALAHA DEKEDDA BERBERA WAA 638 WAXAA MUSE CABDULE OO DEGAANKA 2AAD AHI DIRQI KU HELAY 29. SHAQAALAHA SALFADOORKA WAA 42O WAXAY MUSE CABDULE HAYAAN WAA 9 QOF.

 

Shaqaalaha Muruqmaalka .A. Waa 285 Muse Cabdle Waxay Haytaan 27 Oo Qudha.  Shaqaalaha Muruqmaalka. B. Waa 309 Muse Cabdle Waxay Heleen Waa 23.

 

Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Agoomaha Waa  715  Muse Cabdle Wuxuu Helay 29. Maalintii Snm Wadanka Loo Dagaalamayey Labaanka Kornayl Muse Cabdule Kaga Dhimanayeen Iyagu Dhegeaweyne Uun Bay Ka Sheegtaan.


Isku Duwayaasha Iyo Hayadaha Wey Wada Qaateen .Markaa Bariiskaa Ay Afka Geliyaan Baa Ciise Muse Dekeddii Siisteen. Caddaalad Daraadaa Bay Kusheeteen Gobol Ka Saaxil Oo Laba Reer Oo Waaweyni La Deggan Yihiin  Oo Xildhivaanaddi Tiradoodii Aan Wax Lagu Qaybsan. Waa Waxa Dadkii Qaar Xaraan Ku Naaxeen Qaarna Ka Naaxiwaayeen.


Siilaanyo Si Xalaala Buu I Dhashay Xukuumaddisii Laakiin Allah Baa Jeclaa Oo Markiiba Garaadkii Buu Waayey Markaa Wixii Dhacay Dadkalaa Walaaqanaayey Oo Musena Si Qaldan Ku Keenay. Muse Biixi Xukuumaddiisu Xalaal Kumay Dhalan Hubaal, Wuxuu U Dhashay Si Aan Caadi Ahayn Oo ( Ceserian) Ah Waa Madaxweyne Lagu Soo Dooxay Dhalashadiisii.  Weynu Aragnaa Wixii Ka Dhashay Xukukuumaddii Uu Siilaanyo Ka Xanuunsaday Ee Hanti Guud Boobka Iyo Reera Kala Sooca Siday U Ekaatay Laakiin Suaashu Waxay Ka Taagantay Xukuumadda  Muse Biixi Iyo Sida Uu Wax U Wado Siday Ekaandoontaa Waxan Somaliland  Lagu Sheegaa. Runtu  Waxay Tahay In Ummaddoo Dhami Farta Dhexda Ka Qaniini Doonto Oo Cidwalba Ba Leh Haddaan Maanta La Iska Qaban. Waxa Jooga Weynu Aragnaa Siduu Wax U Wado Ee Bilawga Ahna Weynu Aragnaa. Siday Somaliland U Ekaandootaa Waa Dekedda Saylac Iyo Lawyacado Iyo Sacaadadiin Waxaa Qaadan Doona Ethiopia.  Sanaag, Together Iyo Sool Somalia Dhaqso Ayey  U Raacayaan  Somaliweyn.

 

Wajaale Bedaalkiisii Waa La Bilaabay Oo Puntland Custom Furtay Jigjiga Ku Xidhan, Custom Kale Jiidda Tigdheer Ayaa U Qorshaysan Ethiopia Waa Waxyaalaha La Socda Isbedelka Geeska.

 

M Bashe

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...