Gobolka Gebiiley Wax Yar Oo Ku Saaabsan

0
Friday May 01, 2020 - 12:10:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gobolka Gebiiley Wax Yar Oo Ku Saaabsan

    Gebiiley waa dhul barwaaqaysan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gebiiley waa dhul barwaaqaysan.


Gebiiley waa dhul weyn oo dhacda galbeedka jamhuuriyadda somaliland,waana dhul beerallay ay dagaan dad fara badanil

 

Gabiiley oo taariikh ahaan la odhan jiray lixda gobol iyo gabiiley ayaa waxa kasoo baxay abwaano aqoonyahano dunida magac ku yeeshay.

 

Abwaankaas oo ugu horreeyo timacade oo soomaali dhaniba wada taqaanay.

 

Gebiiley waxa daga dadyow fara badan kuwaas oo hal mida dhan qudha uwada jeeda waxa daga jibriil awbokor oo jb loo yiqaano,Ansaar oo madigaan loo yiqaano ,qayb ka mida samaroonta oo aan fillayo inuu madaxweyne ku xigeenku ka mid yahay waxa daga  qayb ka mida akisho iyo wixii la hal maalla.

 

Gebiiley waa dhul barwaaqaysan.

Hamse riiraash 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...