Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Dadka Ku Boorinaya Ka Faa"idaysigaBisha Ramadaan.

0
Friday May 01, 2020 - 11:46:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 880
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Dadka Ku Boorinaya Ka Faa"idaysigaBisha Ramadaan.

    Ramadaan mubarak

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ramadaan mubarak
Ilaahay wuxuu ku sheegay bisha ramadaan bill iyo ayaamo kooban,wayna tahoo bal u fiirso durtiiba xaggay marayso.


Bishii waa bishii qur"aanka iyo ilaalinta iyo dhawrida sallaadaha iyo akhrinta quraanka iyo laasimada goobaha khayrka.



Bishan waa bill la libin laabo sadaqada iyo wax bixinta haddaba bulshada soomaalida waxa aan u sheegayaa in ay yareeyaan baraha bulshada iyo facebooka gaar ahaan .


Postiyada  iyo waxa ay soo qorayaan  ay u badiyaan dadka xasuusinta digriga alla salliga rasuulka hal xadiith hal aayad oo anfacda ummada.


Wax kastoo laqwiya hallaga fogaado ,laba kalmadood oo ku culus miisaanka,una fudud carabka,ilaah agtiisana loogu jecelyahay waa subxanallaah wabixamdihii ee halla badiyo

Ramadaan mubarak
Hamse riiraash
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...