Faallo "Madaxwayne Biixi oo La Wareegay Lahaanshaha Hotelka Hargeysa Club"

0
Thursday April 30, 2020 - 23:32:57 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3034
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faallo "Madaxwayne Biixi oo La Wareegay Lahaanshaha Hotelka Hargeysa Club"

    Hargeysa Club Ma waxa la wareegay Muuse Biix?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa Club Ma waxa la wareegay Muuse Biix?

 

Xukuumadda Somaliland ayaa la wareegtay Hotelka Hargeysa Club oo laba mu'waadin hore maalgashi ugu sameeyeen kadib markii xukuumaddu muddo 30 sannadood ka kiraysay.

 

Waxaana warar lagu kalsoonyahay sheegayan in wiil uu madaxweynuhu abti u yahay la wareegayo gacan ku haynta hotelka oo uu Madaxweynuhu u Saxeexay isaga.

 

Muwaadiniin reer Somaliland ahna wa laga qaadey oo kharash aad u badani ka qadey qoyskiisina wu siiyey madaxweynuhu.

Iyadoo bulshada looga dhigaayo in gacanta dawlada lagu so celiyey.

 

Tababaraha caanka ah ee Jaamac Karaaciin, iyo Suldaan Siciid Yuusuf Du'caale, ayaa ahaa labada qof ee Hotelka dhisayay.

 

Hotelkan oo hadda dhammaad ku dhawaa ayaa xalay la geeyay ciidamo Boolis ah.

 

Qoraal wasaaradda Hawlaha guud qortay ayaa lagu sheegay in xukuumaddu rasmi ahaan uga laabatay heshiiska hore loogu kireeyay Hotelka.

 

Ka laabashada heshiiskani waa u meel marin inanka abtiga u yahay madaxweynuhu  laabatay

 

Iyado Suldaan Siciid ee xukumadi hore ka kiraysay iyo wefdi xukuumadda Somaliland ka tirsani hawlo nabadayn ay u joogaan gobolka Sanaag.

 

Dawladdii Daahir Riyaale, ayaa heshiiska  gashay iyadoo xukuumadda hadda ee madaxweyne Biixi-na sii cusboonaysiisay muddo 30 sannadood ah.



Hadhwanaagnews.

Hargaysa office.

Loading...
Loading...