Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Soo Baxay Balanqaad Uu U Sameeyey Suxufi Baahiyaha Gaarka Ah Qaba+Sawiro

0
Thursday April 30, 2020 - 21:45:15 in News by
  • Visits: 2058
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Soo Baxay Balanqaad Uu U Sameeyey Suxufi Baahiyaha Gaarka Ah Qaba+Sawiro

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Soo Baxay Balanqaad Uu U Sameeyey Suxufi Baahiyaha Gaarka Ah Qaba+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Soo Baxay Balanqaad Uu U Sameeyey Suxufi Baahiyaha Gaarka Ah Qaba+Sawiro


Hargeysa(HWN):-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane' C/raxmaan Maxamed C/laahi "Cirro" ayaa galabta gaadhi guddoonsiiyey Maxamed Haldoor oo kamid ah dhallinyaradda magaaladda hargeysa sidoo kalena ah halgamaa tusaale qofeysan u ah dadka naafada ah. Guddoomiye Cirro oo gaadhigan kaga ballan qaaday Xarunta dhaqanka hargeysa habeenki Maxamed Haldoor soo bandhigayey guulihiisa nololeed iyo sidu uga tallaabsaday caqabadihi soo wajahay in uu Maxamed Xisbi ahaan siinayaan ayaa galabta guddoonsiiyey gaadhigi!

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: one or more people, people sitting, suit and outdoor
Image may contain: car and outdoor
Image may contain: car, tree, plant and outdoor

Maxamed Haldoor oo madasha guddoonsiinta ka hadlay ayaa yidhi: "Gaadhigan waxaan u bixinaya Bulsho" waayo? waa mid u adeegi doona dhammaan bulshada inteeda naafada ah madashi la igu ballan qaadayna habeen bulsho ayuu ahaa. Waan u mahadcelinaya Alle swc waxaanan abaal duugoobeyn oo buuro iyo bannaano waaweyn leeg u haya Xisbiga Waddani.


Madasha ayaa waxa goob joog ka ahaa Madax badan oo Xisbiga ka tirsan. sida Xog-hayaha guud ee xisbiga, Af-hayeenka Xisbiga, Xog-hayaha Arrimaha gudaha, Xog-hayaha dhallinyaradda, Guddoomiyaha Dhallinyaradda, Agaasimaha guud ee Xarunta dhexe Xisbiga Waddani.

Image may contain: outdoor
Image may contain: car and outdoor

Xog-hayaha guud iyo Guddoomiyaha dhallinyaradda Xisbiga oo madasha ka hadlay kuna hadlaayey afka Xisbiga ayaa si qoto dheer iga sheekeeyey kaalintay dadka naafadi bulshada ku dhex leeyihiin iyo siday u dayacan yihiin sidoo kalena waxay is dul taageen siyaasadda xisbiga ee dadka naafadda ah.

Image may contain: 2 people, people standing, outdoor and nature
Image may contain: one or more people, tree, sky, cloud and outdoor
Loading...
Loading...