Axmed Shide Oo Xil Sare Looga Magacaabayo Itoobiya Iyo Awooda Uu Yeelan Doono

0
Thursday April 30, 2020 - 13:33:01 in News by
  • Visits: 5978
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Shide Oo Xil Sare Looga Magacaabayo Itoobiya Iyo Awooda Uu Yeelan Doono

    Axmed Shide Oo Xil Sare Looga Magacaabayo Itoobiya Iyo Awooda Uu Yeelan Doono

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axmed Shide Oo Xil Sare Looga Magacaabayo Itoobiya Iyo Awooda Uu Yeelan Doono


Addis Ababa(HWN):-Wasiirka maaliyada dawlada Itoobiya Axmed Shide ayaa la filayaa in xil cusub loo magacabo.

Image may contain: 1 person


Warar soo baxay ayaa sheegaya in wasiirka Maaliyadda Itoobiya Ahmed Shide dhawaan loo Magacaabi doono Raysal Wasaare ku Xigeenka dalka Itoobiya ahna ku Xigeenka Xisbiga talada haya oo awood sarre ku yeelan doona dalkaasi.


Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Dawlada Itoobiya ahna Guddoomiyaha Xisbiga barwaaqada Dawlad Deegaanka Dr. Ahmed Shide Mahamed oo awood sarre ku leh Xisbiga PP, ayaa dhawaan si rasmi ah loogu Magacaabi doonaa Raysal Wasaare ku xigeenka isaga oo noqon doona ku xigeenka xisbiga PP.


Xilkan cusub ayaa Axmed Shide ka dhigaya ninka 2aad ee Ethiopia ugu awooda badan xisbiga talada haya ee Dawlada Itoobiya,waana Siyaasigii ugu horeeyay ee Soomaaliya ee Darajadaas sarre ka gaadha dhanka siyaasada dalka Itoobiya.

sidoo kale waxa uu noqon doonaa Ahmed Shide Wasiirka Maaliyada ahna raisal Wasaare ku xigeenka.

Loading...
Loading...