Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Aad Ugu Xun Masiibada ku Habsaday Wallaalaheena Qardho Ee Soomaalia

0
Thursday April 30, 2020 - 10:13:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 779
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Aad Ugu Xun Masiibada ku Habsaday Wallaalaheena Qardho Ee Soomaalia

    " Alla ummada muslimka haka qaado dhibta"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Alla ummada muslimka haka qaado dhibta"


Nicmo waliba nusqaanteed balse waxa aad uga xumahay dhawaaqa dhiilada leh ee kasoo yeedhaya wallaalaheena ku sugan magaalada qardho.

 

Iyo fatahaada qarqaarka jabshay taas oo saamayn ku yeeshay bulshada ku dhaqan magaalada qardhe ee halkaasi soomaalia.

 

In badan oo ka mida waxa ay la tacaalayaan dhibaatada ay keentay roobabkaas waana ramadaanee waxa aan u dirayaa duco weyn ummada soomaalidana meel kaste ha  joogaanee waa in ay u gurmadaan.

 

Anigoo dawladda somaliland u sheegi lahaa in ay u diraan musaacadaad wixii ay karaan

 

Alla ummada muslimka haka qaado dhibta aalana ha baal mariyo cudarada sida karoolnaga waaan idiin ducaynanaa

Hamse riiraash



[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...