Madaxweynaha Puntland Oo Dalacsiiyey Askar Ka Qayb Gashay Gurmadkii Qardho+Sawiro

0
Wednesday April 29, 2020 - 16:24:30 in News by
  • Visits: 1769
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland Oo Dalacsiiyey Askar Ka Qayb Gashay Gurmadkii Qardho+Sawiro

    Madaxweynaha Puntland Oo Dalacsiiyey Askar Ka Qayb Gashay Gurmadkii Qardho+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Oo Dalacsiiyey Askar Ka Qayb Gashay Gurmadkii Qardho+Sawiro


Qardho(HWN):- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa maanta kormeeray Xarunta Tababarada Ciidamada ee Xorgoble.

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: one or more people, people standing, sky, cloud, outdoor and nature
Image may contain: one or more people, sky and outdoor

Madaxweyne Deni ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta oo tabar uga socdo xerada xorgoble, wuxuuna ka dib warbixin ka dhegaystay Saraakiisha Ciidamada iyo Masuuliyiinta Xarunta.


Madaxweynaha ayaa bogaadiyey doorkii Ciidamadu ka qaateen badbaadinta Shacabka markii xili habeen ah biyo kusoo rogmadeen Qardho, wuxuuna Madaxweynuhu hal darajo dalacsiiyey dhammaan ciidamadii ka qeyb qaatay howlgalkaasi lagu badbaadinayey Shacabka ay daadadku kusoo fatahmeen.

Image may contain: 6 people, people standing
Image may contain: 5 people, people standing
Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing and outdoor

=DHAMMAAD=

Loading...
Loading...