Seebay Xeeganxeego U Noqotaa Ilkana Unabadgalaan 7/4/019

0
Monday April 08, 2019 - 10:21:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Seebay Xeeganxeego U Noqotaa Ilkana Unabadgalaan 7/4/019

    Horta ismaaciil cumar geela jabuuti waa looga yaacay, ha looga yacee nin kasta oo jabuutiyaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Horta ismaaciil cumar geela jabuuti waa looga yaacay, ha looga yacee nin kasta oo jabuutiyaana oo uu is odhan karo madaxtinimadaada ayuu khatar ku yahay madax ayuu jaraa, in geele oo kaliyana maha in ta dibadahaas ku nool ee mucaaradka ismaaciil aha ayaa ciidaas kabadan


Hadaba , sideebay xeedhana xeedho u noqotaa ilkana ku nabad galaan ,waxaa qurux badan in arinkaxaqiiqadiisa la baadho oo oo wax uu ina geele tabanayaayo iyo wax dadka kale ku sheeganayaaba bal la isla fahmo oo aan arinta la fagoyn , oon qar laga sii tuurin,



Dowlada jabuutina waa dowlad haysata *xasaanad caalamiya * ina geelana waa mawaadin reer abuutiya , oo dhalsho ahaan ka soo jeeda somaliland , ismaaciilna waa nin reer somaliland oo ku dhashay gaarisa ,markaa waxaa haboon uun in la wada fadhisto oo la dhaxdhaxaadiyo oo la isku garaabo,


Hadii kale wax dhici doonta oo jabuutina waxay adeegsandoontaa dowladnimadeeda oo warshadaas kokaha iyo halka ay salkaku haysaba dacwad bay u ugubin markaa khatar bay warshadaasi gali doontaa, iyo waxii kale ee maalgalinta haaba,


Markaa ta dowlada jabuutinawaxbaa ku laaban ,ta ina geelana lama oronkaro wax majiraan , ee dowlada somaliland waa in arinka bal dhexdhaxaadin lagu dayaa oo labadan mawaadin ee reer jabuutigaa ay isku u kala dab qaado oo ismaaciilna soo waraysato ,ina geelana o golaado in uumadaxwayne muuse uu u xogwaramo iyagoon kala baqayn, waayo waxa aynu ognahay sidii loo dhaxdhexadiyey in oomar iyo ismaaciil markii tan oo kale soo kala dhexgashay, waxa aynu ognahay inboore waxa kale haysta , markaa arinku waxa uu u baahan yahay uun in uu muuse arinka dhaqaajiyo,


Waayo waxay khatri ku soo wajahan tahay maalgashi somaliland taas oo noqon karta in ay dacwadu fogaato oo ay noqoto mid gaadha meelo kale oo hadhow waxba laga qaban karin,


Gabao gabdii

Ha labadbaadiyo warshada iyo caanaha liis , oo dacwada ha laga ilaaliyo in aanay meelo kale u gubdinto , ina geelana cid shaadhkiisa taaban karta oo odhan karta waanu ku dhiibaynaa ma dhici karto, ee nin kaa wayni gu baas kaa wayn baa la yidhiyee , jabuuti oo xasaanada ay haysato yey inagu diline aynu u tagno, ina geelana waa in uu madxwayne muuse hor fadhiisto ,waayo muusaba waxa uu leeyahay passport jabuutiya,

By, khadar adam aw muuse

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...