Dawladda Somaliland Waxaan Mar Labaad Codsanayaa In Ay Cafis FidisoColdoon.

0
Tuesday April 28, 2020 - 17:46:28 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1033
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Somaliland Waxaan Mar Labaad Codsanayaa In Ay Cafis FidisoColdoon.

    Marka hore waxaan sallaamayaa dawladda somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka hore waxaan sallaamayaa dawladda somaliland


iyo hoggaamiye muuse biixi cabdi  anigoo ku leh ramadan mubarak alla ha inoo xoojiyo dawladnimada iyo nicmada alla ha inoo siyaadiyo roobka iyo ramadaantaba iyo wanaagaba.



Mar kale waxaan idinka codsanayaa inaad iska cafidaan saxafi coldoon,wanaaga iyo cafintu qofku kuma khasaaro waxa ay kor u qaada mustawaadka taas oo uu ku barakoobo.

 

Haddaba dawlada somaliland maanta waxaan leeyahay iska cafiya saxafigaauuoo cafin u fidiya iskana sii daaya

Wabilaah tawfiiq

Hamse riiraash

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...