Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Wax Ka Qoraaya Roobka Da'aaya.

0
Tuesday April 28, 2020 - 09:34:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 840
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Wax Ka Qoraaya Roobka Da'aaya.

    Roobka da'aaya iyo raxmada socota waa naxariis rabaaniya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roobka da'aaya iyo raxmada socota waa naxariis rabaaniya

 ,waxa ay timaadaa marka samada maraqa laga soo furo,daruuruhana maroojismaan taas oo soo gaadha dhulka iyo arladaba.

 

Dhamaan dadku dareemaan neecoow udgoon dhulkuna rays iyo iyo boodh la'aan noqdaan taas oo ay dadkuna  dheehdaan dhaayuhuna aragooga laasimaan.

 

Geyiguna uu doog isku baddello xooluhuna dhargaan oogada jidhkooduna naaxaan.

 

Dhibaca roobkoo da'aaya  iyo daadka badan ee  gabiyada dooxyada jabiya waa qaar laga faa'idaysan karo haddii maskax dagan lagu fikiro

 

Biyaheena socdaa ugu danbayntii ku shubma badweynta waa qaar la xidhi karo oo loo samayn karo biyo xidheeno waaweyn.

 

Haddaba hallagu shukri naqo raxmada rabbi hanna loo fikiro biyaha daadadka iyo sidii looga faa'idaysan lahaa,hana lagu dadaalo wax soo saar

Ramadaan mubarak

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...