Wasiirro Kulan La Yeeshay Gudida Nabadaynta Degmada Ceel-Afweyn
Shirkani ayaa daaranaa sidii nabada ay xukuumadu ka abuurtay deegaamadaas loo adkeyn lahaa sidoo kalena





Hargeisa(HWN):-Weftigii Balaadhnaa ee hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Mudane, Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta kulan la qaatey gudida nabadaynta Degmada Ceel-afweyn.
Shirkani ayaa daaranaa sidii nabada ay xukuumadu ka abuurtay deegaamadaas loo adkeyn lahaa sidoo kalena waxa ay labada dhinac iska xog wareysteen shaqaaqadii dhawaan ka dhacday Deegaanka Fadhigaab.





Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland
Loading...
Loading...