Mulkiilaha Shabakada Hadhwanaagnews Oo Dhambaal Tacsiya Udiray Generaal Cismaan Cali Geerida Ku Timid Inan Uu Dhalay

0
Monday April 27, 2020 - 16:26:24 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mulkiilaha Shabakada Hadhwanaagnews Oo Dhambaal Tacsiya Udiray Generaal Cismaan Cali Geerida Ku Timid Inan Uu Dhalay

    Inaali lilahi wa-inaa I Laahi raajicuun,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaali lilahi wa-inaa I Laahi raajicuun,

Mulkiilaha Shabakada Hadhwanaagnews iyo shaqaalaha shabakaduba waxay Tacsi udirayaan General Cisman Cali Cilmi oo inan uu dhalay oo la odhan jiray Isra Cismaan oo maanta ku geeriyootay magaalada Hargaysa ee Somaliland.

Waxay ilaahay uga baryayaan marxuumada inuu janndiisii Fardawsa Geeyo, dhamaan ehelkii iyo asxaabtii ay ka baxdayna uu samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo.

 

Aamiin Aamiin Aamiin


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...