Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Iyo Maansadiisii Ramaantu Waa Tiir.

0
Monday April 27, 2020 - 09:13:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Iyo Maansadiisii Ramaantu Waa Tiir.

    Maansadan waa maanso la yidhaahdo ramadaantu waa tiir, dhugasho wacan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maansadan waa maanso la yidhaahdo ramadaantu waa tiir, dhugasho wacan.

 

Ramadaantu waa tiir,

U taagan islaanimoo,

waa taabo nolloloo,

ajri iyo tawaabloo

laga hello wax togan.,

ruuxii u taabo gala'oo,

Khayrkeeda taxayaa

Tiriig baxaya hella'oo

Ku tagaaya jannadee'

Qofkii galliya tacabaa

taransanaya khayree

u taagnaada waligiin

ku tartamana abidkiin

tasbiixdiyo tadkiirtiyo

qur’aankeana toosan

Tallalantaali u akhriya

Hamse riiraash

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...