Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Tacsi Udiray Ehelkii Ay Ka Baxday Marxuumad Cibaado Axmed Timire

0
Sunday April 26, 2020 - 11:10:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1310
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Tacsi Udiray Ehelkii Ay Ka Baxday Marxuumad Cibaado Axmed Timire

    "TACSI"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"TACSI"

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka, fulinta, garabbada dhallinyarada iyo haweenka waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Dhamman reer Axmed Timire iyo Axmed Dalab oo dhan oo uu ka tacsiyaynayo geerida Alle ha u naxariistee Marxuumad Cibaado Axmed Timire Oo ku geeriyooday maanta Magaaladda Hargeysa.



Marxuumada oo ahayd qof umaddu ka magan gashay Adinkeeda iyo Afkeedaba


Guddoomiyuhu wuxuu Illaahay uga baryaya Marxuumada in uu su'aasha u fududeeyo, una dambi dhaafo, Jannatul Firdowasana ka waraabiyo, ehelka, qaraabada iyo carruurtii uu ka tagtayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.


wuxu guddoomiyuhu si gaar ah u tacsiyadeynaya Mubaarik Axmed Dalab "Mubaarik Kanadi" kana mid ah halgamayaasha xisbiga Waddani oo marxuumaddu hooyadii aheyd.


إِنَّالِلّهِوَإِنَّاإِلَيْهِرَاجِعونَ.

Af-hayeenka Xisbiga WADDANI

Barkhad Jaamac Batuun


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...