Raysal Wasaare Khayre Oo Khadka Telefanka Wadda Hadal Kula Yeeshay Dhigiisa Kuwait

0
Saturday April 25, 2020 - 13:30:27 in News by
  • Visits: 1242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaare Khayre Oo Khadka Telefanka Wadda Hadal Kula Yeeshay Dhigiisa Kuwait

    Raysal Wasaare Khayre Oo Khadka Telefanka Wadda Hadal Kula Yeeshay Dhigiisa Kuwait

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaare Khayre Oo Khadka Telefanka Wadda Hadal Kula Yeeshay Dhigiisa Kuwait


Muqdisho(HWN):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Hassan Ali Khaire ayaa xalay khadka teleefanka wada hadallo kula yeeshay dhiggiisa dalka Kuwayt Sheekh Sabaax Khaled Al-Xamad Al-Sabaax.




Kheyre iyo Sheekh Sabaax ayaa waxa ay ka wada hadleen iskaashiga labada dal ee dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo siyaasadda, waxay isla soo qaadeen sida ay Kuwayt Soomaaliya garab uga siin karto xakamaynta safmarka COVID19.


Sheekh Sabaax Khaled ayaa u balan qaaday Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya in ay Kuwait ka taageeri doonto dowlada Soomaaliya dagaalka ay kula jirto caabuqa Dunida ku faafay ee Caronavirus.


Dowlada Soomaaliya ayaa caalamka ka codsatay in laga taageero dagaalka ka dhanka ah Covid-19 maadaama Soomaaliya aysan xiligan awood u laheyn dagaalka dunida kula jirto cudurkan saf marka ah.

Loading...
Loading...