Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Shacabkaa Somaliland Hambalyo U Diray Ramadan Mubarak

0
Saturday April 25, 2020 - 09:34:50 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 986
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Shacabkaa Somaliland Hambalyo U Diray Ramadan Mubarak

    Ramadaan Mubarak

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ramadaan Mubarak

Kulu Cam Wa Antum Bilkhayr


Aniga oo ku hadlaaya magacaayga oo ah Bashe Elmi iyo ka guddida iyo ka taageerayasha Xisbiga Waddani ee West Canada.

 

Waaxan hambaalyo u dirayaa dhamman shacabkaa Somaliland meel kasto oo joogan waaxan leeyahay Ramadan Mubarak.

 

Illahan sanaadkan sanaandkiisa cafiimada qaab iyo bash bash iyo barwaaqo ha inugu gaadhsiiyo

 

Maseebada COVID-19 Illahay haa inaga nabaad geeliyo, intii kuu dhacaay Illahay haa kaa cafiyo

 

AAMIIN,AAMIIN

GUDDOOMIYAHA. WEST CANADA EE XISBIGA WADDANI

BASHE JAMA ELMI

WAA BILAHI TAWFIIQ  

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...