Daalim Ama Cadow *Coronavirus

0
Saturday April 25, 2020 - 09:31:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daalim Ama Cadow *Coronavirus

    Filmkii Daalim Ama Cadow (Contegion) Oo Loola Jeedo Coronaviruses .25/4/2020

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Filmkii Daalim Ama Cadow (Contegion) Oo Loola Jeedo Coronaviruses .25/4/2020

Waxaa jirtay film ay holy wood ma tashay oo magaciisa la odhan jiray (contegion) daalaim ,oo ahaana  aqiso saadaalinaysay in 2020ka uu cudur coronavirus ka dilaacidoonao (outbreak) dalwaynaha shinaha ,



Filmkaa ninkii daawaday baa daawaday, waxaa mataleyey steven sodebergh  , qoraaga filamkuna waxa uu ahaa scott burns,na, Luaurie Garrett,waxa ay ka ahayd la taliye,  oo ahayd khabiir caafimaadka aduunka iyo xidhiidhka caalamigaa ,taas oo boogag badan ka qortay cudurada faafa,(transmission diseases )


  Matalayaashu waxay  in tusayaan in cudurkani  dadka kala fogaadaan (social distance ), in aan guryaha laga soo baxin , (lockdown ) in gacmaha la maydho (wash hands ) iyo qaar kale oo badan ,taas oo dadkii ku abuurtay baqasho iyo quus in ay sii noolaadaanba,


Dadka xanuunsan ee film kuna waxa ku mataleen in ay hayso xumada (fever) iyo dhidid badan (profuse sweating) madax xanuun (headaches) ,hunguriga oo nabaro  yeesha (sore throat ) qufac (cough) ,dawakhaad (dizziness) ,


Intaas oo dhan jilayaasha filmkuba way muujiyeen ,waana astaamaha   iyo calaamadaha lagu garn karo COV-19, Hadab  kooxdani  waxa ay isku dayaan oo ay dadka aduunka tusaan sawirka saxdaa ee virusyada coronavirus iyo dhibka uu gaysan karo .iyo inay siyaasiyiinta ku abuuraan  inay bilaabaan fulaynimo iyo firgonax ,

Soo saaridii ugu horaysay ee filimkan ,waxaa laga  matlay (flu virus) kaas dilay dad badan sandkii 1918kii, noociisii labdaana waxa uu ahaa H1N1.lana odhan jiray " swine flue " kaas oo dhacay 2009kii ,kaasoo khasaarahiisuna xadidanaa,


Waxaa kale oo aynu xusi karnaa (hypothetical vures ) kuwas oo aslakoodii ka soo jeedaan HonkKong, oo uu qaabeeyey uuna ka caawiyey Lan Lipkin, oo ahaa maamule xarunta dhexe ee cudurada iyo tlaalada (infection and immunity ) Colombia,  wa xaanu yidhi " waaxaanu guud ahan aragnay cuduro badan oo badan koodu ka dilaacay dalalka aasiya ,naxaa yeelay, dhibkooda oo aad ugu wayn qaybha aduunka ,


Marka aynu eegno (contegion ) cadowgani sida uu dadka ugu soo gubay " fiidmeerta ayaa cuntay  qayb midho ah  ,taas oo uu ka daba  cunay doofaar(big) , markaa doofaarkii baa la qashay si loo cuno, kadib sidaas ayuu virusku ugu soo gudbay binu aadmiga,


Aqoonyahanada sayniskuna waxay rumaysan yahiin curonavirus in uu asiibay   fiidmeertuna waxay jantuusk virusyada kaga jirtaa halka ugu saraysa marka loo eego dhareerkeeda, viruskan laftirkiisuna wax uu waxyeelaa fiidmeerta laftirkeeda, waxaanay u isticmaashii sidii ay baalalkeeda uga difaaci lahayd xayawaanka ugaadhasnaya iyada, ( predators.)


Sabab uu cadowgani u khatar batay  (contegion )  waa dareen la aanta cilmigiisa awgeed ayaa ka dhigaysa in uu noqdo tiro wayn amab badan iyo mid geeso badan, mid kastaana ay leedahay masuuliyada iyo dabeecado u gaarah, inta badana iyo had iyo jeerna waxa uu ku yimaadaa si safmar ah(apandemic) , waxaanu COV-19 u muuqdaa mid lagu talo galay 2020ka in uu caalamka ka dilaaco, kana bilowdo dalwaynha shiinha.


Gabogabadii

Had iyo jeeraale coronavirus waxaa loo adeegsadaa amab loo isticmaalaa argtiyaha mu-aamaraadaysan (conspiracy theory ) ,taasna waxaa inoo cadaeyey Sadaam Xussen in sandkii 1987kii uu golahiisii wasiirada u sheegay in CIA ugu hanjabay in lagu dili doono coronavirus hadii uu danaha maraykanka ka soo horjesto, , taana waxaa lagu ee daynyaa amab lagu dacwayn karaa CIA, waxaa kale oo ninka la yidhaah Sen Tom,uu isna ah khabiir dhinac cudurada faafa(transmission diseases)  waxa uu buug uu qoray ku sheegay "  in corovirus asalkiisu ka soo jeedo  laabka Shiinaha ”


 https://www.youtube.com/watch.v4YSYUU*KG59 , CONTEGION YOUTUBE

By: khadar adam aw muuse

[email protected]

 

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...