Bisha ramadaan Darteed Waxaan Ka Codsanayaa Dawlada Somaliland In Ay Cafiso Sama falle Coldoon.

0
Saturday April 25, 2020 - 09:10:05 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1088
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bisha ramadaan Darteed Waxaan Ka Codsanayaa Dawlada Somaliland In Ay Cafiso Sama falle Coldoon.

    Waxa aynu ku jirnaa bil ramadaan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa aynu ku jirnaa bil ramadaan,

waa bishii ugu khayrka badnayd haddii bill la sheegaba,bishan oo ah bishii is cafinta ilaah darti taas  oo inoo  wanaajinasa acmaasheena aakhiriyo iyo aduunba.

 

Haddaba sida aan ognahay waxa xidhan mid ka mida sama fallayaasha kaas oo loogu yedho coldoon,madoonaya in sii galgalo sababta balse waxa inooga muhiimsan  in loo fiddiyo cafis sabbabtoo ah waxa sugaya dad familigiisa ah kuwaas oo tamaniyaya in lasii daayo.

 

Haddaba madaxweynaha somaliland oo aan ogahay in uu yahay muwaadin dhaba ayaan ka codsanayaa in uu sii daayo samafalahan waana arrin isaga wanaaguun usii kordhinasa marnaba uu ku khasaarayn hadduu cafiyo coldoon.

 

Haddaba waxaan usoo jeedinayaa  dawlada barakaysan ee somaliland in sii daayaan oo ay cafiyaan coldoon oo lagu sheekayay in bukooday ilaahbaan idinku dhaarshee sii daaya coldoon



Hamse riiraash

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...