Wasiirka Maaliyadu Wuu Ku Amaananyahay Inuu Raashinka Boqolkiiba labatan Dhimo

0
Saturday April 25, 2020 - 09:06:45 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Maaliyadu Wuu Ku Amaananyahay Inuu Raashinka Boqolkiiba labatan Dhimo

    Wasiirka maaliyada dr sacad cali shire dadaalkiisa uu ku gudo jiro,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka maaliyada dr sacad cali shire dadaalkiisa uu ku gudo jiro,

waa arrin boggaadin leh faa'idana u ah nollosha danyerteena iyo guud ahaan mujtameceena.

 

Kaa oo ah inuu hoos u dhimay cashuurtii raashinka dabiiciga haddaba ganacsadayaasha waxa laga rabaa in ay qiimaha ugu jaban dadka  kaga iibshaan oo doorkoodana ay ka ciyaaraan oo ay u naxariistaan danyarta

 

Sacad cali shire wuxuu istaahilaa billad sharaf

Hamse riiraash

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...