Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Is Waafijanya Qisadii Nabi yuusufiyo Fa'idada Beeraha.

0
Friday April 24, 2020 - 17:30:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Is Waafijanya Qisadii Nabi yuusufiyo Fa'idada Beeraha.

    Ramadan mubarik

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ramadan mubarik


Nabi yuusuf wuxuu ahaa nabi ka mida anbiyada ilaahay u doortay,wuxuuna ahaa nabi uu dhallay nabi,uu sii dhallay nabi uu sii dhallay nabi,waxayna ahaayeen ilmo nabiyo.

 

Maalin maalmaha ka mida boqorkii fircoon ee dalka masar haystay ayaa arkaya riyo uu layaabay ,riyadaa oo ahayd in uu arkay toddoba sac oo shilis oo ay cunayaan todobo caato ah,iyo todobo sabuul oo cagaaran oo ay cunayaan todoba sabuul oo angagan markaasuu boqorkii yidhi yaa i fasariya balse way ka caajiseen dhamaan dunidii waxayna ku tilmaameen wax ay ugu yeedhaaan adqaaz al axlaam.iyaga oo carabka ku adkeeyay in ayna garanayn oo ayna aqoona u lahayn.

 

Yuusuf ayaa fasiraya isku duubboo wuxuu ku war gallinayaa in ay iman doonto abaar barwaaqana ka danbayn doonto loogana gudbi doono wixii la kaydasado oo meel la dhigto.

 

Waxa dhacaysa oo la arkayaa  toddoba sano oo barwaaqo ah oo ay ka dambaysay todoba sano oo abaar ah,oo wixii ay todobada sano ee hore ay keydsadeen oga gudbeen todobadii sano ee dambe.

 

Dabadeedna taa  way ku aflaxeen xataa tuullooyinkii ka fog fogaa ayaa usoo safar doonanasa dhulka masar ee ku hoos jirtay xukunka firaacinada iyo dawladooda.si ay uga intifaacsadaan wixii ay keedsadeen intay barwaaqada ku jireen.

 

Dunidan maanta aan joogno waxa kala xidhay karoone waxa laga yaabaa inuu isku socodka aduunyada ee dhanka dhaqaale ku yeelato  saamayn weyn

 

Haddaba faa'idada wax soo saarku waa mid u wanaagaan dalkweyn somaliland maanta oo dhibicda roobka dalkeena ka da'ayo waa in laga faa'idaystaa oo loo jeedsada wax ssomaliland gaar ahaan somaliland.

Ramadan mubarik

Hamse riiraash.

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...