'' Dhulka Duuduubta ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

0
Friday April 24, 2020 - 11:24:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Dhulka Duuduubta ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Aduunyadda waxaa ka taagan Bandoo ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aduunyadda waxaa ka taagan Bandoo ,


dadkoo oo dhami guryaha ayuu ku xaraysan yahay , shaqooyinku waa fasax , iskuuladdi waa fasax Covid iyo busraad is wata ayaa meel walba lagga cabanayaa , dhamaan saxaafadda aduunkuna Koofidhkaas iyo busaaradiisa ayuun bay faalanaysaa Somaliland mooyaane .



Somaliland dad badow ah , oo marya-xun ayuun baa habeen iyo maalin lasoo taagan dhulka anagaa leh , meel heblaayo reer hebel baa leh iwm , dadkiiba muudhkii iyo stay hoomtii bay ka qaribeen .


Sidaa markay tahey , dadkaa waxaynu leenahay adeerayaal dhulkan aad sheeganaysaan hadaa leedihiin dee qunyar sidda rooga duubta oo intaa tuurta ku qaadataan qunayr meeshaa doontaan ku tiirsada, hadii aydaan duuduubi karaynina , adeerayaal waxba ma lihidin , dhulkana Ilaahay baa iska leh , isagoo sidaa u goglan ayuunbaa timaadeen , isagoo sidaas u goglana waa ka tagaysaane , Farxaasha , kala fogaada guryihiinana iska fadhiya

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...