Hambalyo Meher Wacan: Eng. Cabdibaasid Maxamed Warsame (Timacade) iyo Marwadiisa Muna Axmed Maxamuud

0
Friday April 24, 2020 - 10:50:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1569
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meher Wacan: Eng. Cabdibaasid Maxamed Warsame (Timacade) iyo Marwadiisa Muna Axmed Maxamuud

    Dhamaan asxaabtaasi waxa ay hambalyo meher wacan u dirayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan asxaabtaasi waxa ay hambalyo meher wacan u dirayaan


Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Md.Axmed Ciise Xawar,Maayarka Caasimada Hargeysa, Md. C/raxmaan Maxamuud Caydiid, Gudoomiyaha Shirkada Sagaljet Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar, Agaasimaha Fulinta Ciidanka Dab-damiska Qaranka, Md. Cabdiqaadir Cumar Xaashi,Agaasimaha Waaxda Wargeysyada ee Wasaarada Warfaafinta JSL , Maxamed Axmed Jaamac, Xogahayaha Abaabulka Xisbiga Waddani, Md. Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire, Siyaasi Maxamed Yuusuf Waabeeye,



Sh.Khadar Sh.Siciid Aw Nuur,Eng. Khadar Ciise Cabdi, C/wahaab Axmed Cabdi,

C/rashiid Aw Maxamed, Yuusuf Xuseen Kaahin, Daa'uud Maxamed Cali, C/qani Yuusuf Macalin Gahayr,Xil. Ismaaciil Muuse Sheekh Aadan, Xil. Maxamed Warsame Caalin, Mustafe Cismaan Daahir,Wali Xuseen Khayre,Maxamed Maydal,Saynab Yuusuf Xaaji Aadan,Aamina


Casayr Magan,

Ugaas Xuseen Geele Abokor

Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin

Suldaan Maxamuud Cabdi Cabdilaahi

Suldaan Mahad Maxamuud Xirsi

Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan

Eng.Baashe Jaamac Muxumed,Agaasime Cabdisalaan  Gacan-jilib,Miyir Cali Xuseen,Siciid Aadan Xuseen,Mustafe Macalin Caydiid,Cabdalle Xayd Aw-Faarax,Maxamed Cabdiraxmaan Shanfool,Maxamuud Wali Axmed, Xasan Aar Xandule,Xaaji Cabdifataax Xuseen Ismaaciil,Foosi Cabdilaahi Xasan, Daahir Muuse Raamale,



Dhamaan asxaabtaasi waxa ay hambalyo meher wacan u dirayaan meherka Eng.Cabdibaasid Maxamed Warsame Timacade iyo Marwadiisa Muna Axmed Maxamuud Oo Meherkoodu Ka Qabsoomay 24 April 2020 Hotel Hayat ee magaalada Hargeysa

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...