Xukuumada Somaliland Oo Wafdi Wasiiro Ah Udirtay Degmada Ceel-afwayn

0
Friday April 24, 2020 - 10:25:48 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2643
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Wafdi Wasiiro Ah Udirtay Degmada Ceel-afwayn

    "Ciidamada kala duwan ee Qaranka ayaa amar ku qaba inay qabtaan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ciidamada kala duwan ee Qaranka ayaa amar ku qaba inay qabtaan"


Hargaysa (HWN) Wafi Balaadhan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Mudane, Maxamed Kaahin Axmed oo ay ka mid yihiin Wasiirada Wasaaraddaha Xidhiidhka Goleyaasha Qaranka, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga, Gaashaandhiga & Cadaaladda ayaa gaadhay Degmada Ceelfweyn ee Gobolka Sanaag.

 

Ujeedka Weftigan ayaa ah sidii nabad loogu soo dabaali lahaa shaqaaqadii dhawaan ka dhacday Deegaanka Fadhigaab, waxaana ay waftigani la kulmi doonaan odayaasha iyo waxgaradka deegaanka si loo dhamaystiro nabada degaankaasi.

 

Ciidamada kala duwan ee Qaranka  ayaa amar ku qaba inay qabtaan isalmarkaana sharciga horkeenaan cidkasta oo lagu arko iyadoo hub sidata deegaankaasi.

 

 

 

 


Loading...
Loading...