Bandooga Muqdisho La Saaray Oo Lagu Kordhiyay Qodobo Cusub

0
Thursday April 23, 2020 - 09:18:23 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bandooga Muqdisho La Saaray Oo Lagu Kordhiyay Qodobo Cusub

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xijaar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xijaar

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin horleh oo lagu xakameynayo faafitaanka Cudurka Coronavirus oo dad ay ugu dhinteen Soomaaliya kuwo kalena ay la jiifaan.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ku amray Darawalada Gaadiidka Dadweynaha ee ka Shaqeeya Muqdisho inay yareeyaan dadka badan ay ku qaadi jireen Gaadiidkooda.


Taliye Xijaar:-

Waxaa uu sheegay in Gaarigii horay u qaadi jiray 30 Ruux hadda laga doonayo in uu qaado 15 Ruux,waxaana Ciidamada ilaalada deegaanka uu ku amrey inay tallaabo ka qaadaan ciddii aan u hogaansamin Amarka.

Tallaabadaan ayaa waxaa ay kusoo aadeysaa xilli Dowladda Soomaaliya ay waxka yeeshay Bandowgii saarnaa Muqdisho oo bilaabanaya 8:00 Fiidnimo laga dhigay 7:00 Fiidnimo.
Loading...
Loading...