Ujeedada Fariin Mihiim Ah Oo Dawlada Somaliya Shacabkeeda Udirty

0
Thursday April 23, 2020 - 09:10:49 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Fariin Mihiim Ah Oo Dawlada Somaliya Shacabkeeda Udirty

    Marwo Fowziya Abiikar Nuur oo sheegtay in dowlladu ay wado dadaallo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwo Fowziya Abiikar Nuur oo sheegtay in dowlladu ay wado dadaallo



Wasiirka Caafimaadka iyoDaryeelka Bulshada XFS, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa mar kale ugu baaqday dadka Soomaaliyeed inay qaataan talooyinka caafimaad ee qaybta ka ah dadaallada lagu xakameynayo cudurka sida dhaqsaha u faafa ee COVID-19.

Marwo Fowziya Abiikar Nuur oo sheegtay in dowlladu ay wado dadaallo aan hakad laheyn oo lagu doonayo in lagu yareeyo faafitaanka iyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo cudurka, ayaa caddeysay in wadajirka shacabka iyo dowladdu uu muhiim u yahay howsha socota.


Dowladda Soomaaliya oo daryeelka bulshada u yahay muhiimadda Koowaad ayaa dadaal xooggan ugu jirta xakameynta cudurkaan COVID-19 ee dhibaatada badan ku haya caalamka.



Loading...
Loading...