Farmaajo & Erdogan oo arrimo xasaasi ah Khadka Telefoonka kaga wada hadlay

0
Thursday April 23, 2020 - 08:55:05 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1634
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo & Erdogan oo arrimo xasaasi ah Khadka Telefoonka kaga wada hadlay

    Waxa ay sidoo kale ka wada hadleen xakameynta iyo ka hortagga cudurka COVID-19

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa ay sidoo kale ka wada hadleen xakameynta iyo ka hortagga cudurka COVID-19



Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriireen dhiggiisa Dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan ayaa ka wada hadlay hannaanka iskaashiga labada dal.

Waxa ay sidoo kale ka wada hadleen xakameynta iyo ka hortagga cudurka COVID-19 oo ah aafo caalami ah.
Farmaajo ayaa kala hadlay Erdogan sidii looga caawin lahaa Soomaaliya ka hortagga Cudurka Covid 19.




Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey shacabka iyo Dowladda Turkiga taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin shacabka iyo Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan xilligan oo halis caafimaad oo xooggan ay ku xeeran tahay dalkeenna.
Loading...
Loading...