Waraaq Furan Oo Ku Socota Mayorka Borama .

0
Wednesday April 22, 2020 - 16:18:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 997
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waraaq Furan Oo Ku Socota Mayorka Borama .

    .maah maah somaliyeed baad tidhaa,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.maah maah somaliyeed baad tidhaa,


marka hore waan ku salaamayaa marka xigga xamdi mahad ALLAHA kaa badbaadiyey weerarkii lala beegsaday gurigaaga

waanan cambaaraynayaa weerarakaa waxshinimada ah ee bulshada AWDAL dhaqan iyo hida u lahayen.

NIN XILQAADAY EED QAAD.

 masuuliyadaa dhib iyo dheefba le ALXAMDULILAAHI CALA SALAAMA.

dhibta ka taagan bariga BORAMA ee dhulka ah,

.maah maah somaliyeed baad tidhaa,

 

ILAAHAW EEX HA IGAGA TEGIN AQOONA HA IGU CADAABIN.

sidaa darteed xaqa ku adin oo dadka xaqa  ku kala hag.

waxa wehel kuu noqon WEYNAHA dadkaagan kalsooni baad ka kasban.

 

TALLO.

 

    WIXII HANTI SHARCI GARAYSAN SIDA BEER ,GURI, CEEL NINKII SHARCI U HAYSTAA LEH.

 

      2. DHULKA WIXII BUUR, BANAAN, BAD AH BULSHADAY KA DHAXAYSAA CIDGAARA KUMA SUNTANA (BULSHADA GOOBAHAA ALLA DHIGA OO DHAN BAA   WADA INTIFAACSADA DAAQSIN IYO DEGAAMBA )

   

3. JAGOOYIN DAD LAGA GADAY HADAY JIRTO WAA IN CIDII DADKA KA IIBISAY HOOS LOO EEGO MA HANTI U LEEYAHUU GADAY SIDA BEERTIISA MISE HANTI GUUD BUU DAD LACAG KAGA URUSADAY TAAS CIDII BUDH CAD DHULEED AH LA QABTO OO DADKA XAQOODII LOOGA QAADO AMA HANTI BEEREED HADUU LEEYAHAY LOOGU BEDELO CARABTU WAXAY TIDHAA KHAYAANTUL AMAANA WAA NIN KU AAMINAY OOD KHAYAANTAY ACDAB DEMBI WEEYI KHALIIJKA .SOBOBTA AAN U IDHI WAXAN MAQLAY JAGOOYIN BADAN

BAA JIRA. SIDAA DARTEED IIBSADAY EED MA LE LAAKIIN IIBIYE MEEL AANU LAHAYEN BUU LACAG KU GURTAY WAA KHAAYIN. BUDHCAD DHULEED AH.

 

sidaa darteed gudoomiye waxan kugula talinayaa in aad la kaashato mashaakil dhuleedka nidaam xadaari ah oo xaqa ku qotoma adoom muwaadinkaaga midnaba dulmiyeyen. QULIL XAQ WALOOW MUR.

 

SIIN IYO SAAD HALA KAKLA SAARO.

 

GURYIHII BORAMA EE LA GUBAY WAXA LAGA SUGAYAA POLICKA BORAMA , IYO MAAULKA GOBOLKA

LAAMIHIISA KALA DUWAN DEMBI BAADHISTA, IYO BADHASAABKA LAAMIHIISA AMNI. MAYORKA SHAQDIISA MA AHA.

 

WIXII DHUL ,SIDA JAGO, IYO HORUMARINTA DEGAANKA WAA MIDH ADI KUU YAAL.

WAXAN GUGOOMIYE KAA SUGAYNAA ADEN ISAAQ  INTERNATIONAL AIRPORT BORAMA CITY FURSTIISII' SI AANU ANOGOO TAY XIDHAN UGA SOO DEGNO ADNA XASUUS QOR IYO TAARIIKH REEB KUUGU NOQOTO.

 

 

 

ALLAHA IGA XAKAMEEYO AAFADA ADOONKA BANDOO KU SOO ROGTAY SAFMAREEN CORNA -19.

 

RAMADAAN KARIIM.

 

GUUL, GOBANIMO, HORUMAR, MIDNIMO IYO NABAGELYO BAAN INOO RAJAYNAA

 

ARLIYO

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI  DUBAI U. A.E.

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...