Hogaamiye Muuse Biixi Oo Twitter-ka Codsi U Mariyey Hay'addaha Caalamiga Ah

0
Tuesday April 21, 2020 - 17:58:32 in News by
  • Visits: 2337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiye Muuse Biixi Oo Twitter-ka Codsi U Mariyey Hay'addaha Caalamiga Ah

    Hogaamiye Muuse Biixi Oo Twitter-ka Codsi U Mariyey Hay'addaha Caalamiga Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiye Muuse Biixi Oo Twitter-ka Codsi U Mariyey Hay'addaha Caalamiga Ah


Hargeysa(HWN):-Hogaamiyaha somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay sanduuqa uu shaaciyey ee loogu tala galay in lagu rido dhaqaalaha loogu tala galay in lagula dagaalamo xanuunka Coronavirus.

Reer Hargeysa 'oo baafinaya' madaxweyne Muuse Biixi | Caasimada Online


Hogaamiye Muuse Biixi ayaa fariin uu dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu fariin ugu diray cid kasta oo taageero ka gaysan karta dhaqaalaha lagula dagaalamayo xanuunka coronavirus ee somaliland gaadhay.


Hogaamiye Muuse Biixi waxa uu hay’addaha caalamiga ah u soo jeediyey inay somaliland ka taageeraan dhaqaalaha lagula dagaalamayo xanuunka Coronavirus.


Fariinta uu hogaamiye Muuse Biixi soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa u dhignayd sidan:-

Waxaa lagu dhawaaqay Sanduuqa COVID-19 ee Somaliland si loola dagaallamo cudurkan faafa ee Somaliland,Dowladdu waxay ugu deeqday Sanduuqa 3-da milyan ee ugu horeeya. Waxaan ka codsanay dadka ganacsatada ah iyo deeq-bixiyeyaasha caalamiga ah inay sidoo kale gacan ka gaystaan ​​Sanduuqa, dagaalka lagula jiro COVID-19.



Loading...
Loading...