Waare oo sabab la Yaab leh shaqo joojin ugu sameeyay xubno Wasiiro & Mas'uuliyiin kale

0
Tuesday April 21, 2020 - 10:48:10 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waare oo sabab la Yaab leh shaqo joojin ugu sameeyay xubno Wasiiro & Mas'uuliyiin kale

    Amarka la sheegay inuu jabiyey Xildhibaan Saadaq Mukhtaar Cabdulle ayaa la xariira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Amarka la sheegay inuu jabiyey Xildhibaan Saadaq Mukhtaar Cabdulle ayaa la xariira


Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqo joojin ku sameeyey wasiiru dowlihii wasaaradda dastuurka maamulkaasi, Xildhibaan Saadaq Mukhtaar Cabdulle, kadib warqad uu soo saaray.

Qoraalkaan ayaa waxaa lagu sheegay in wasiirka uu si buuxda u jabiyey amarkii Madaxweynaha ee ahaa in aan la’isugu imaan karin kulamo dadweyne, isagoona lagu eedeeyey inuu shalay ka qeyb-galay munaasabad ka dhacday magaalada Jowhar.








Amarka la sheegay inuu jabiyey Xildhibaan Saadaq Mukhtaar Cabdulle ayaa la xariira mid looga hortagayo cudurka Coronavirus, kadib markii dadka u geeriyooday uu ka mid noqday wasiiru dowlihii wasaaradda cadaaladda maamulkaasi, marxuum Khaliif Muumin.

HirShabelle ayaa geerida mas’uulkaasi, kadib mas’uuliyiinteeda oo ugu horreeyo Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare waxa ay is-galiyeen xaalad go’doon ah ama karantiil, si loo xakameeyo cudurka faafa ee Coronavirus oo ah mid saf-mar ah.

Loading...
Loading...