Muxuu Kheyre ku qancay ka dib Khadka Telefoonka oo uu kula hadlay Wasiir ka tirsan Ruushka?

0
Tuesday April 21, 2020 - 10:41:54 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1901
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Kheyre ku qancay ka dib Khadka Telefoonka oo uu kula hadlay Wasiir ka tirsan Ruushka?

    RW Kheyre ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka ka codsadey in gacan laga siiyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

RW Kheyre ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka ka codsadey in gacan laga siiyo




Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xalay wada-hadallo dhinaca qadka taleefonka ah waxaa uu la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibada Russia Sergey Lavrov.




RW Kheyre ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka ka codsadey in gacan laga siiyo ladagaalanka Cudurka Corona Viruska oo gaaray 237 qof sida uu bogiisa Twwiter-ka ku daabacay RW Kheyre.



Waxaan wada-hadal muhiim ah la yeeshay Wasiirka Arimaha Dibadda Ruushka H.E Sergey Lavrov. Waxyaabaha ugu muhiimsan ee laga wada hadlay waxaa ka mid ah xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashi ku aadan dadaallada lagu xakameynayo Covid19 oo masiibada ayuu yiri”Kheyre.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka ayaa balan qaaday inuu soo dirayo qalab iyo dhaqaatir maalmaha soo socdo si ay Soomaaliya uga caawiya dagaalka lagula jiro Coronavirus iyo sidii looga hortegi lahaa faafi taankiisa.

Loading...
Loading...