'' Hargaysa Hal Waddo Uga Tagga ''.

0
Monday April 20, 2020 - 08:47:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Hargaysa Hal Waddo Uga Tagga ''.

    Wadadan taswiirteedu idiin muuqato ee quruxda badan halkee baad u malaynaysaan in ay tahay ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadadan taswiirteedu idiin muuqato ee quruxda badan halkee baad u malaynaysaan in ay tahay ?

Maaha Yurub , maaha Maraykan , Maaha Eeshiya , maaha meel kale oo fog , Waa Magaaladda Godey ee DDS , waxaana sameeyey wadada sidaa u quruxda badan dawladda hoose ee Godey .

 

Sidaa markay tahay , Qolada Golaha deegaanka iyo Madaxda Dawladda Hoose ee Hargaysa waxaan leeyahay , kolay iyo kolay intii horre u joogteen joogi maysaan oo waxaa hubanti ah in sanadihii ugu danbeeyey xukunkiina ku jirtaane , intaydaan xafiisyada banaynin , Si dadka magaaladda yimaadaa inuun wax qurxoon u arkaan , wadada Eerboodhka ilaa Biriijka sidan oo kale u qurxiya waxay Goday qabatay waa qaban kartaane , fariitayduna waxay tahay , Hargaysa waddo keliya uun bal uga tagga

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...