War Deg Deg Ah: Dagaal Saaka Ka Dhacay Deegaanka Fadhigaab Ee Gobolka Sanaag
Labada jilib ee dagaakan ku dagaalamaya ayaa kala ah
Fadhigaab (HWN) Dagaal ayaa Saaka laba beelood oo isku deegaana ku dhexmaray deegaanka fadhigaab ee ka tirsan Gobolka Sanaag.
Sida wararka soo gaadhaya Hadhwanaagnews ay sheegayaan dagaalkan ayaa udhaxeeya jilibo ka tirsan beelaha Habarjeclo iyo Habaryoonis, kaasi oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Labada jilib ee dagaakan ku dagaalamaya ayaa kala ah Sacad Yoonis iyo Biciido.
Ilaa imika kama ay hadal xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi.
Warkan Oo Faahfaahsan Kala soco Wararkayaga Dambe
Loading...
Loading...