Drs. Edna Aadan Oo Fariimo Wacyigelineed U Dirtay Bulshadda Somaliland

0
Sunday April 19, 2020 - 10:32:00 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1621
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Drs. Edna Aadan Oo Fariimo Wacyigelineed U Dirtay Bulshadda Somaliland

    Drs. Edna Aadan Oo Fariimo Wacyigelineed U Dirtay Bulshadda Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Drs. Edna Aadan Oo Fariimo Wacyigelineed U Dirtay Bulshadda Somaliland

Hargeisa(HWN):-Drs. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa fariimo caafimaad oo lagaga gaashaamanayo faafitaanka xanuunka Corona Virus u dirtay bulshadda Somaliland.

Waxaanay dad weynaha ku baraarujisay in ay ka feejignaadaan haddii uu xanuunkaasi ku faafo Somaliland, sidaas darteedna bulshadda looga baahan yahay in ay qaadaan tallaabooyin lagaga feejignaanayo.
100 Most Influential Africans - Civil Society


Drs. Edna Aadan, oo hadal dheer oo waraysi ah siisay telefishanka qaranka Somaliland waxa kaloo ay sheegtay in dadka reer Somaliland looga baahan yahay in ay qaataan tallooyinka dhakhaatiirta iyo bahda caafimaadka.

Sidaas darteedna bulshadda llga baahan yahay in ay ku baraarug sanaadaan saamaynta daran ee xanuunkaasi ku yeeshay caalamka.


Loading...
Loading...