Guddoomiye Mursal & Cabdi Xaashi oo dal Shisheeye ku xayiran + Sababta

0
Sunday April 19, 2020 - 09:33:51 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Mursal & Cabdi Xaashi oo dal Shisheeye ku xayiran + Sababta

    Guddoomiye Mursal & Cabdi Xaashi oo dal Shisheeye ku xayiran + Sababta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Mursal & Cabdi Xaashi oo dal Shisheeye ku xayiran + Sababta
Mas’uuliyiin ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in dalka Turkiga ay go’doon ku yihiin labada guddoomiye ee baarlamaanka Soomaaliya ee kala ah Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.


Mas’uuliyiintaan oo nasiino iyo shirar siyaasadeed u aaday dalka Turkiga ayaa ka hor inta aysan soo laaban waxaa dalkaas ka bilaawday Covid-19 iyadoo kadibna dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya ay joojiyeen duulimaadyada caalamiga ah.



Warar aan helnay ayaa sheegaya in mas’uuliyiintaan ay dalbadeen in Xukuumadda Soomaaliya ay u dirto diyaarad soo qaada labada Guddoomiye iyo Xildhibaano badan oo dalkaas ku xayiran.


Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saameynta weyn ku yeeshay cudurka faafa ee Covid-19, waxa uuna xirtay xuduudihiisa bad, berri iyo cirba waana sababta keentay in mas’uuliyiintaas ay soo laaban waayaan.

Loading...
Loading...