Soomaaliya Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Covid-19 Ah Iyo Warbixintii Ugu Dambaysay Oo Ay Soo Bandhigtay

0
Friday April 17, 2020 - 22:04:35 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1442
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Covid-19 Ah Iyo Warbixintii Ugu Dambaysay Oo Ay Soo Bandhigtay

    Soomaaliya Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Covid-19 Ah Iyo Warbixintii Ugu Dambaysay Oo Ay Soo Bandhigtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaaliya Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Covid-19 Ah Iyo Warbixintii Ugu Dambaysay Oo Ay Soo Bandhigtay

Muqdisho (HWN) Warbixin ay caawa soo saartay wasaarada caafimaadka Somaliya  ayaa lagu shaaciyay kiisas cusub oo ah cudurka Coronavirus ee saf mar ka ah, warbixintan oo soo gaadhay Hadhwanaagnews ayaa uqoran sidan:-

Image may contain: text

Warbixintii U Dambeysey Ee Covid-19:

24kii saac ee u dambaysay waxaa la baaray 47 qof. Waxaa laga helay cudurka COVID-19 36 qof, taasoo ka dhigaysa tirada guud ee la xaqiiyey 116 qof.

Bukaanada cudurka maanta laga helay, 27 kamid ah waa LAB, 9 ka kalena waa DHADIG. 30 kamid ah waxay da'doodu u dhaxaysaa 20 ilaa 39 sano (83%). 5 kamid ahna waxay da'doodu u dhaxysaa 40 ilaa 59 sano (14%). 1 qofna wuxuu ka weynyahay 60 sano.

Si aad naftaada, midda qoyskaaga iyo tan bulshada-ba u badbaadiso, ku dadaala fara-dhaqasho joogto ah idinkoo isticmaalayo biyo iyo saabuun muddo ugu yaraan 20 il-biriqsi ah.

Aan ku dadaalno kala fogaashaha iskana yarayno isu-socodka aan muhiimka ahayn.

Loading...
Loading...