Madaxweyne Trump Oo Ku Hanjabay Inuu Fasax Gelin Doono Golaha Congress-ka

0
Friday April 17, 2020 - 18:04:57 in News by
  • Visits: 1694
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Trump Oo Ku Hanjabay Inuu Fasax Gelin Doono Golaha Congress-ka

    Madaxweyne Trump Oo Ku Hanjabay Inuu Fasax Gelin Doono Golaha Congress-ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Trump Oo Ku Hanjabay Inuu Fasax Gelin Doono Golaha Congress-ka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu fasax gelin doono Congress-ka, sababo la xiriira inaysan ansixin xubnaha uu xilalka sare uga magacaabay maamulkiisa, oo uu ku jiro madaxa hay’adda madaxa banaan ee maamusha VOA.

Donald Trump

Dastuurka Mareykanka ayaa dhigaya in xubnaha xilalka sare loo magacaabo ay cod aqalabiyad leh ku ansixiyaan Senate-ka.

Si kastaba haddii congress-ka uusan lahayn kal-fadhi, madaxweynaha ayaa sameyn kara magacaabis loogu yeero "magacaabista fasaxa”, taasi oo ku ekeeaneysa inta uu dhamaanayo kal-fadhigga xiga ee buuxa ee Congress-ka, haddii qofka la magacaabay aan la ansixin ka hor.

Loading...
Loading...