Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Suldaan Cabdi Suldaan Muxumed Gurey

0
Friday April 17, 2020 - 09:22:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Suldaan Cabdi Suldaan Muxumed Gurey

    inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), Isagoo ku hadlaya Magaciisa, Waxa uu Tacsi gaar ah u Dirayaa Qoyska Qaraabada iyo Eheladda, iyo Qaranka Somaliland oo dhan Marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Muxumed Gurey Nuur oo ku Geeriyooday Maanta 16/04/2020 Dalka Mareykanka isagoo, illaahay uga baryay Marxuumka inuu janada Fardawsa ka Waraabiyo Guud ahaana Eebe Samir iyo Iimaan inaka Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...