Xukuumaa Somaliland Waa In Siiyo Mag- dhow Axmed Cisman Geelle(Arab)

0
Sunday April 07, 2019 - 10:55:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumaa Somaliland Waa In Siiyo Mag- dhow Axmed Cisman Geelle(Arab)

    Salaan Sare bah- da saxaafada hadhwanaagnews iyo dhamaan reer Somaliland meel kasta oo ay ku nool yihiin..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salaan Sare bah- da saxaafada hadhwanaagnews iyo dhamaan reer Somaliland meel kasta oo ay ku nool yihiin..
Warqadan waxay ku saabsan tahay ..Arinta Axmed Cisman Geelle (Arab)
ganacsada reer Somaliland ee maanta bulshada Somaliland aad ka u hadal hayso


Arintan oo ah ugub..markii u horasay ee muwaadin reer Somaliland dal shisheeye denbi ku soo eedeeyo ama dawlada somaliland la soo waydiisto in la soo dhiibo..

Waxay ahayd in Dawlada Somaliland ogaysiiso..Axmed Cismaan G eelle ..denbi ga loo haysto..iyo in uu yimaado maxkada ..iyo Dawlada D'jabouti soo dirsato lawyero ka wakiila iyo muduciga sheeganayo in xoolo laga dhacay...

Laakiin may dhicin..ee dawlada Somaliland waxay ..meteshay Police , maxkamadii, iyo xeerbeegtidii qaaday kiiska ...oo waxay riday xukun

kiis aanay hayn xogtiisii

waxay kale oo been ka sheegtay in Axmed Cismaan Geelle loo soo diray
Interpol ..oo shaqadeedu tahay daba gal iyo soo qabashada gacan ku dhiig layashaasha bacsada.....

Aniga oo ah aqoon yahan degan magaalada London , ka na soo jeeda
degmada War- Cibraan ee Gobolka Togdheer Somaliland
waxaan halkan ku cadaynayaa....

In Dawlada Somaliland khalad ka gashay ...muwaadin reer Somaliland ah...oo dalka Somaliland iyo dadkii su u baahan yahay.......isla markaana gaadhsiisay business kiisa ama ganac sigiisii..wax yeelo.....wayn...

Waxaan jecelahay..in aan u sheego dawlada Somaliland in muwaadin reer Somaliland ahi aanu ahayn...Xaraash.....

gacan tana laga gelin karin... dictator...intaas oo boqol oo reer D'jabouti ahi,,ku maqan tahay Ismail Cumar Geelle na aanu ka wakiil ahayn..xoolaha Bank laga leeyahay wadan ka France ka

Hadaanu nahay Dad waynaha Reer Somaliland. ee ku nool UK .Waxanu garab taagan nahay......Mu'Waadin Axmed Cismaan Geele (Arab).....

Dawlada Somaliland waa in ay siiyo ganacsadaha Reer Somaliland ..magdhow ..ka soo soo gaadhay...dawlada Somaliland oo mid shakhsi iyo mid
ganacsi ba maa'daama max kamad la'aan si public ah loogu sheegay toog dhacay xoolo bank leeyahay..

Wa salaama Clykum


Aqoon Yahan

Suleiman adan Dheere

London

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...