Cayilka Iyo Caatada Dunida!

0
Thursday April 16, 2020 - 10:15:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 837
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cayilka Iyo Caatada Dunida!

    Cayilka iyo buurnida xad dhaafka ah waxa ay noqotay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cayilka iyo buurnida xad dhaafka ah waxa ay noqotay
dhibaato ah dalalka reer Galbeedka ah, halka nafaqo-xumadana iyo dadka caatada ah ay ku badan yihiin dunida dalalka saboolka ah.

 

Hadda Qaramada Middobay ee cuntada iyo beeraha (FAO) ayaa ku qiyaastay in dunida dad gaadhaya 815 Milyan ay la il daran yihiin gaajo iyo macaluul, taasi oo ka dhigaysa dadka dunida 10.7% in gaajo iyo macluul ku jiraan. Dadka macluusha iyo nafaqo daradu haysaa waxay ku nool yihiin dalalka dakhligoodu hooseeyo

 

Haddaba sebenkan, dad gaadhaya 1.3 Billion qof ayaa iyana ka cabanaya buurinada, maantana dadku waxay calooshada ku xidhaan suun si ay u yareeyaan dhereg dartiis. Waxa fiican in dadku is caawiyaan oo is xaq dhowraan, noloshana horumar ku wada  sameeyaan.

 

Sheekh Ibnu Qiyam oo ka mid ah culimada muslimiinta ah ee waaweyn ayaa yidhi :” Waxa laga yabaa adigoo hurda in Samada kaga yimaadaan abaal marinta aad ka heshay Allah (sw).

 

Qof faqiir ah oo aad caawisay, mid gaajaysan oo aad cunto siisay, qof murugaysan oo aad ka farxisay. Qof dhibaato hayso oo aad ka fayday. Haddaba ha yaraysan inaad khayrka samayso.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...