Waxaanu Dawladda Somaliyeed Ugu Hambalyaynaynaa Inay Sharciga Horkeento Taliyihii Guutada 7 Aad

0
Thursday April 16, 2020 - 08:46:42 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 742
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaanu Dawladda Somaliyeed Ugu Hambalyaynaynaa Inay Sharciga Horkeento Taliyihii Guutada 7 Aad

    hambalyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hambalyo

asc  Hadaanu Nahay Dhalinyarada Kasoojeedda Somaliland Ee Ku Sugan Muqdisho Waxaanu Dawladda Somaliyeed Ugu Hambalyaynaynaa  Inay  Sharciga Horkeento Taliyihii Guutada 7 Aad Ee Cxds Ee Xasuuqa Kageystey Degmada Walaweyn.



Waxaanu Kaloo Ugu Baaqaynaa In Lasoo Qabqabto Dhamaan Saraakiishii Sababta U Aha Inuu Qarankii Somaliyeed Dumo. Kuwaasoo Ay Ugu Horeeyaan Janaral Moorgan,  Axmed Saleebaan Dafle, Kornayl Tukke, Maslax Maxamed Siyaad, Iyo Dhamaan Intii Xasuuqii Shacabka Qaybta Kulahayd  Si, Ummadda Somaliyeed Ciidankooda Iyo Dawladooda U Aaminto  Oo Sharciga Isugu Halayso.  Saraakiisha Dadcunka Ahina Ugabaqaan Sharciga , Hadiikale Waxaanu U Arkaynaa  Eex In Cabdirashiid Janan Oo Afar Qof Lagu Eedaynayo Iyo Tiifow Oo 25 Qof Lagu Eedaynayo La Ciqaabo Iyadoo Ay Kuwii Boqolaalka Kun Xabaalo Wadareedda Kuguray Lataliyayaal Kuuyihiin Sida Moorgan Ookale Wabilaahi Tawfiiq.

 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...