Hashu Maankayga Gadee Ma Maansaarbay Liqday...W/Q Mukhtaar Axmed

0
Wednesday April 15, 2020 - 23:19:34 in Articles by
  • Visits: 1096
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hashu Maankayga Gadee Ma Maansaarbay Liqday...W/Q Mukhtaar Axmed

    Hashu Maankayga Gadee Ma Maansaarbay Liqday...W/Q Mukhtaar Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hashu Maankayga Gadee Ma Maansaarbay Liqday...W/Q Mukhtaar Axmed


Shacabku Hadii Dalka Wax kusoo Kordhaan Waxay Leeyihiin Dalwadu Waxba Kama Qabanayso, Hadii Dawladoodii Taaga Is tidhaahdo Dedaal Oo Daawayn Ma jirtee Inta Awoodada Ah Ummada Banbaanina Waxay Dhahayaan Maxaa Saas Loo Samaynayaa.

Image may contain: 1 person




Iskuuladiiba la xidhay Maxaa Loo Xidhay ? ayaa meesha taala Ma Xukuumada Dangaara Ka Lahayd , Mise Badbaadada Umadaa Laga Dhex Arkay Sida Dunida kale Ula Tacaashay in Dadka Isu Imaatinkoodu Yahay Sababaha Sii Kordhinaya Faafinta Xanuunka.


Masjidku Waa Gurigii Ilaahay Waa Goobteenii Cibaadada Waa dhab. Hadaba Tusaale Ahaan Hadii Qof Xanuunsanayaa oon Is Ogayn Masjidka Imaado oo Ku Tukado Hal Jamac Imisad Qof ayaa Qaadi kara oo iyaguna Qoysaskoodii Usii Gudbin kara. Oo Waayeel Leh Caruur Leh Dad Kastoo Bulshada ja Mida Leh Mid Xanuunsan iyo Mid kale,Meelo Badan Dadku Waa inay wax ka eegaan, Cid Cibaado Diidan Ma jirto .


Waxaan Arkayaa Dad leh Kuwii aan Masaajidad awal Hore Tegi Jirin ayaa imika leh Masaajidad Ha La xidhana Waa Eray Aan Qiimo badan ku Fadhiyin.

Iga Dhan

 
 
 
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...