Culimada iyo dawladda: Kee Ku Adkaan Doona Hirdanka Ka Aloosan Xidhista Masaajiddada Maanta

0
Wednesday April 15, 2020 - 09:41:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 767
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Culimada iyo dawladda: Kee Ku Adkaan Doona Hirdanka Ka Aloosan Xidhista Masaajiddada Maanta

    15ka Abril, haddii loo eego tirsiga Hijriga/Dayaxa waxa ay bilaabmaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

15ka Abril, haddii loo eego tirsiga Hijriga/Dayaxa waxa ay bilaabmaysay
shalay gabbal-dhacii, gu’ga Miilaadiga/Cadceedda ahna waxa ay ku beegnayd yd xalay 12:00 habeennimo.. Haa, saaka 05:00 dhammaan masaajiddadi way furan yihiin, waxaanad mooddaa in uu socdo olole ka dhan ah taladii iyo amarradii Guddida Qaran ee ka hortagga iyo la-tacaalidda xanuunka Koronofayras.

 

Maanta ayay caddaan doontaa in amarkaasi fulo iyo in uu baaqdo. Kolkii karantiimada caddaalad laga samayn waayay ee siyaasadi ka dhex muuqatay, waxa uu loollanki isu rogay dhanka masaajiddada. Bahda waxbarashadu way aqableen amarradii, laakiin culimadu waxa ay doonaysaa inay caqabad kale dhigaan kaas oo ah joojinta qaadka.

 

Kolkii xerta KULMIYE la karantiimayn waayay, bahdii WADDANI manta waa culimo dhex fadhida masaajidda

 

W/Q: Siciid Maxamuud Gahayr


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...