Fanaanka Cumar Cabdulle Shooli oo Muqdisho ku geeriyooday

0
Wednesday April 15, 2020 - 09:08:45 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanka Cumar Cabdulle Shooli oo Muqdisho ku geeriyooday

    Fanaanka ayaa todobaadyadii la soo dhaafay uu ku xanuun sanayay oo lagu daweynayay mid kamid ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanka ayaa todobaadyadii la soo dhaafay uu ku xanuun sanayay oo lagu daweynayay mid kamid ah
Allaha u Naxariistee waxaa xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Madaalihii Hobolada Qaranka Waaberi Fanaankii Weynaa ee Cumar Cabdulle Shooli.

Fanaanka ayaa todobaadyadii la soo dhaafay uu ku xanuun sanayay oo lagu daweynayay mid kamid ah Isbitaallada ku yaalla Magaalada Muqdisho oo ugu dambeyn ku geeriyoodey sida uu sheegay Wiilkiisa oo lagu Magacaabo Axmed Cumar Shooli.






 
cmuuqaal uu kasoo duubey mid kamid ah TV-yada ka howlgalla Muqdisho,isaga oo ku xanuun sanaya mid kamid ah Isbitaallada Muqdisho,wuxuuna baaq u direy Madaxda dowladda inay wax u qabtaan.

Fanaaniinta kala ah Hibo Nuura iyo Salaad Darbi oo ay ka wada mid ahaayeen Hobolada Qaranka Waaberi ayaa waxaa ay sheegeen in Cumar Shooli uu kaalin weyn ku lahaa horumarinta Fanka Soomaaliya.
Loading...
Loading...