Somaliland Amartay In Masaajidada La Xidho Muddo Bil Ah
Hargaysa(HWN):-Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in muddo 4 toddobaad ah la joojin doono
Hargaysa(HWN):-Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in muddo 4 toddobaad ah la joojin doono in salaadaha lagu tukado masaajidda, iyadoo dadweynaha la faray in ay guryahooda ku tukadaan.
Sidoo kale, goobaha waxbarashada ayaa xidhnaan doona afar toddobaad oo kale, xanuunka Coronavirus awgii. Dadka ajaanibta ah ee bilaa sharci ku joogga dalka ayaa loo qabtay in ay dalka kaga baxaan 5 maalmood.
Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland
Loading...
Loading...