War Deg Deg Ah: Somaliland Oo Xaqiijisay In 3 Qof Oo Cusub Laga Helay Coronavirus.
Deg Deg Somaliland Oo Xaqiijisay In 3 Qof Oo Cusub Laga Helay Coronavirus.
Hargaysa (HWN) Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa saaka shaacisay in saddex qof oo cusub laga culay cudurka saf marka ah ee Coronavirus.
Saddexdan qof ayaa kala sida wasaaradu sheegtay qof Boorama joogo iyo laba Hargaysa joogo.
Tirada Guud Ee Laga Helay Covid -19 Ee Somaliland Ayaa Ah 5 Kiis.
Wakan oo Faahfaahsan kala Soco Wararkayaga Dmbe.
Loading...
Loading...