Qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah oo Coronavirus ugu dhintey Dalka Sacuudiga

0
Sunday April 12, 2020 - 11:06:43 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah oo Coronavirus ugu dhintey Dalka Sacuudiga

    Sidoo kale Amran ayaa waxaa ay sheegtay in inta badan Goobaha lagu cibaadeysto dalka sacuudiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidoo kale Amran ayaa waxaa ay sheegtay in inta badan Goobaha lagu cibaadeysto dalka sacuudiga



Dalka Sacuudiga ayaa waxaa uu kamid yahay meelaha uu saameeyey cudurka Coronavirus,waxaana jira dad ka badan 50 Ruux oo Cudurkaasi ugu geeriyodey dalkaas oo ay Soomaali ku jiraan.

 

Qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah ayaa Cudurka Coronavirus ugu geeriyootay Magaalada Jiddah ee wadanka sacuudi Carabiya,sida ay Warbaahinta u sheegtay Amran Xuseen oo kamid ah Soomaalida degan dalka Sacuudiga.




 

 

Sidoo kale Amran ayaa waxaa ay sheegtay in inta badan Goobaha lagu cibaadeysto dalka sacuudiga oo Xaramka ugu weyn yahay la xiray si loo yareeyo faafida cudurka Coronavirus.

 

Wasaaradda Caafimaadka Sacuudiga ayaa shaacisay in ilaa iyo hadda kiisaska Coronavirus laga helay ay gaarayaan Afar Kun & Soddon iyo Saddex), 720 Ruux ay ka Caafimaadeen halka 52 kale ay Cudurka u dhinteen.

Loading...
Loading...